NISA oo xabsiga dhigtay taliyihii laga soo celiyey Kismaayo & dembi yaab leh oo loo heysto

Taliska Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka NISA ayaa xabsiga dhigtay nin sheegay in loo magacaabay Taliyaha NISA ee maamulka Jubbaland, kaasoo dib looga soo celiyey magaalada Kismaayo. Ninkan oo lagu magacaabo Cali Mire Ducaale ayaa dhowaan ka degay magaalada Kismaayo isagoo sheegay in loo magacabaay Taliyaha Cusub ee NISA u qaabilan Maamulka Jubbaland, laakiin xarigiisa ayaa … Continue reading NISA oo xabsiga dhigtay taliyihii laga soo celiyey Kismaayo & dembi yaab leh oo loo heysto